Yaa Bixiya Kharashka Ololaha Doorashooyinka Madaxtinimada Soomaaliya ? !!

Xilli dadweynaha ay sugayaan in dalka laga hirgeliyo hannaanka doorashadii lagu heshiiyey xagaagii dhawaa (September 17, 2020) ayay si aad ah u kala qeybsan yihiin dowladda iyo mucaaradka siyaasadeed ee Soomaaliya. Haba raagtee hirgelinta heshiiska, haddana nidaamka doorashada dadban ma ah mid la barbar dhiggi karo hannaanka doorashada codbixinta qof iyo cod. Sideedaba doorashada dadban waxaa hareeya … Continue reading Yaa Bixiya Kharashka Ololaha Doorashooyinka Madaxtinimada Soomaaliya ? !!